Masuuliyiin loo heysto musuq-maasuq xoog leh oo Maxkamad la soo taagay

Maxkamad ku taalla Kenya ayaa lasoo taagay Labo mas’uul oo sarsare kuwaasoo lagu eedeynayo inay si musuq ah u maamuleen mashruuc ku fadhiyay $3.2 bilyan dollar oo Shiinaha ay qad tareen ugu dhiseen dalka Kenya. Labada mas’uul ayaa kala ah Atanas Maina, agaasimaha wakaaladda tareenka Kenya iyo Maxamed Wazuri oo ah guddoomiyaha guddiga dhulka ee … Continue reading Masuuliyiin loo heysto musuq-maasuq xoog leh oo Maxkamad la soo taagay